DahabPlus
@DahabPlusApp
Official Twitter account for @DahabPlusApp a digital wallet you can send money quickly, and pay your bills, powered by @DahabshiilGroup
You might like
Isticmaal kaadhkaaga DahabCard oo ka faa’iideyso qiimo dhimista sanadlaha ah ee White Friday. NB* Wax khidmad ah lagaama goosanayo marka aad DahabCard wax ku iibsanayso - Zero Charge Si fudud oo ammaan ah ugu dukaamayso DahabCard 💳✨ #dahabplus #dahabcard #dahabshiil…
DahabPlus, si fudud lacag ugaga dhex shubo receiver-ka Bile Tv Si fudud ku bixi lacagta bilaha ah ee receiver-ka, si aanay kuu dhaafin barnaamijyada xiisaha leh iyo musalsalada taxanaha ah ee Bile TV. 𝙄𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡 𝘿𝙖𝙝𝙖𝙗𝙋𝙡𝙪𝙨 𝙤𝙤 𝙡𝙖 𝙟𝙖𝙖𝙣𝙦𝙖𝙖𝙙…
DahabPlus proudly showcased its innovation at the Somaliland Technology Expo 2025 in Hargeisa. We were honored to welcome President H.E. Abdirahman Mohamed Abdillahi “Cirro,” who praised Dahabshiil Group’s role in driving digital transformation and fintech growth. 🌍💡…
The DahabPlus Community Football Tournament in Hargeisa concluded with Kenya emerging as the champion after defeating Yemen in the final match. The month-long tournament was proudly sponsored by Dahabshiil Group, through its leading digital financial service, DahabPlus. By…
KA TAXADAR KHATARAHA TUUGADA CASRIGA AH. Ka digtoonow oo ha aaminin abaalmarinaha been abuurka ah ee ay tuugta casriga ahi u isticmaalayaan sidii ay u heli lahaayeen xogta iyo fure-sireedyada akoonadaada iyo adeegyadaada maaliyadeed. 🚨🚨Marnaba hawl-wadeenadayadu kuma soo…
Isticmaal features-ka 𝗥𝗘𝗦𝗘𝗡𝗗 & 𝗙𝗔𝗩𝗢𝗨𝗥𝗜𝗧𝗘 si aad si dhakhso ah ugu dirto lacagaha, eheladaada iyo asxaabtaada. 𝙄𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡 𝘿𝙖𝙝𝙖𝙗𝙋𝙡𝙪𝙨 𝙤𝙤 𝙡𝙖 𝙟𝙖𝙖𝙣𝙦𝙖𝙖𝙙 𝙙𝙪𝙣𝙞𝙙𝙖 𝙘𝙖𝙨𝙧𝙞𝙜𝙖 𝙖𝙝! Halkan kala soo deg App ka DahabPlus:…
𝐊𝐚 𝐝𝐮𝐤𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐂𝐚𝐫𝐝🌍💛 Isticmaal DahabCard, oo ka dukaameyso suuqyada caalamka si sahlan oo ammaan ah ✨ 𝙄𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡 𝘿𝙖𝙝𝙖𝙗𝙋𝙡𝙪𝙨 𝙤𝙤 𝙡𝙖 𝙟𝙖𝙖𝙣𝙦𝙖𝙖𝙙 𝙙𝙪𝙣𝙞𝙙𝙖 𝙘𝙖𝙨𝙧𝙞𝙜𝙖…
𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐮𝐧𝐝𝐞𝐫𝐬𝐜𝐨𝐫𝐞𝐬 𝐫𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐞𝐜𝐨𝐧𝐨𝐦𝐢𝐜 𝐜𝐨𝐨𝐩𝐞𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐚𝐭 𝐄𝐀𝐂𝐎𝐍 𝟐𝟎𝟐𝟓 Dahabshiil Group, one of Africa’s leading financial institutions, reaffirmed its commitment to regional integration and digital transformation…
Waxaanu ku faraxsanahay ka-qaybgalka Bandhigga Sannadlaha ah ee Dhaqaalaha iyo Hal-abuurka oo si rasmi ah uga furmay magaalada Baydhabo, Koonfur Galbeed Soomaaliya. Bandhigan oo qayb ka ahaa dabaaldegga Toddobaadka Nabadda ee KGS ayaa waxaa soo agaasintay Southwest Business…
Tartanka Kubadda Cagta ee Jaaliyadaha ku nool magaaladda Hargeysa ayaa si rasmi ah loo furay, tartankan waxa maalgalisay shirkadda Dahabshiil Group gaar ahaan adeega DahabPlus, waxana soo Agaasintay Wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha JSL. Tartankani waxa uu dhiirrigelinayaa…
DahabPlus, si fudud lacag ugaga dhex shubo receiver-ka Astaan TV Ku xidho kaadhkaaga Astaan TV App-ka DahabPlus, oo si fudud u bixi lacagta bisha ee receiver-ka si aanay kuu dhaafin barnaamijyada xiisaha leh iyo musalsalada taxanaha ah Astaan TV. 𝙄𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡…
Dahabshiil Group supports International Data Science for Sustainable Development 2025 conference in Borama The landmark gathering brought together researchers, academics, experts, and global scientists to examine the critical role of data science in sustainable development.…
𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓. "Dahabplus waa adeeg aad kaga maarmi karto in aad dalka gudihiisa uun ku isticmaashid, isla markaana aad meelkasta oo aad aduunka ka joogtid ku isticmaali kartid” 𝙄𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡…
𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓. "Waxaan ku faraxsanahay maanta in application ka la ii sameeyay, insha Allah waxaan rajaynayaa inuu i anfici doono dalka gudihiisa iyo dalka dibadiisaba" 𝙄𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡…
𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓. "Waxaan ku faraxsanahay maanta in application ka la ii sameeyay, insha Allah waxaan rajaynayaa inuu i anfici doono dalka gudihiisa iyo dalka dibadiisaba" 𝙄𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡…
DahabPlus at #HIBF2025 – A Celebration of Culture, Books & Digital Progress 📚💳 We're proud to have taken part in the 18th Hargeysa International Book Fair, an event that brings together creativity, community, and cultural pride. At our booth, we connected with authors,…
Raac habkan si aad u furato Mastercard ka Digitalka ah ee DahabCard. Sameyso in kabadan 5 MasterCard oo: ✅ Kaga dukaameyso dhammaan suuqyada caalamka 🛍️ ✅ Ku iibso koorsooyinka online ka ah 📚 ✅ Ku maamulo dakhligaaga si fudud 🌐 𝙄𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡 𝘿𝙖𝙝𝙖𝙗𝙋𝙡𝙪𝙨 𝙤𝙤…
United States Trends
- 1. Klay 22.7K posts
- 2. McLaren 88.6K posts
- 3. Good Sunday 51.7K posts
- 4. Lando 128K posts
- 5. #AEWFullGear 71.7K posts
- 6. #LasVegasGP 219K posts
- 7. Ja Morant 10.2K posts
- 8. Oscar 118K posts
- 9. #FelizCumpleañosPresidente 2,413 posts
- 10. #FelizCumpleañosNico 2,467 posts
- 11. Verstappen 97K posts
- 12. Piastri 64.5K posts
- 13. Samoa Joe 5,232 posts
- 14. Gambino 3,005 posts
- 15. LAFC 16.4K posts
- 16. Hangman 10.4K posts
- 17. Kimi 51.9K posts
- 18. Swerve 6,616 posts
- 19. Tottenham 35.5K posts
- 20. South Asia 36K posts
Something went wrong.
Something went wrong.