EngAidid's profile picture. Energy director of the MoEWR in Galmudug

Aidid Abdulkadir

@EngAidid

Energy director of the MoEWR in Galmudug

Hadaan fiiro loo yeelan #xabashida iyo #Oromada kusoo qulqulay bartamaha ilaa woqooyiga #Somalia oo la raafin dhamaantooda ogow dalkan halis buu galayaa. Dhalin yarada ku nool deegaanada #Galmudug #Puntland #Somaliland Fadlan tashada oo ka saara deegaanadiina


#Taakeeye inuu shabaab yhy shaki makaaga jiraa daawo clipkan #nabadwaarta #inshallah


#Taakeeye hadaan hada talo laga qaban hadhow meel fog baa loo dooni doonaa Seef la boodnimo iyo gaaleysiin intaa waxaa u dheer dhiigga shacab ee ayuu taageerayaa in si bilaa qiimo ah loo daadsho #nabadwaarta #inshallah


Muqdishada Barakeysan ee maanta

EngAidid's tweet image. Muqdishada Barakeysan ee maanta

Aidid Abdulkadir reposted

Mogadishu Book Fair #MBF2021

Asma_Daimond's tweet image. Mogadishu Book Fair
#MBF2021
Asma_Daimond's tweet image. Mogadishu Book Fair
#MBF2021
Asma_Daimond's tweet image. Mogadishu Book Fair
#MBF2021

Mogadishu Somalia 2021

EngAidid's tweet image. Mogadishu Somalia 2021
EngAidid's tweet image. Mogadishu Somalia 2021
EngAidid's tweet image. Mogadishu Somalia 2021

Suldaanka #Brunei #sultan_Hassanal_Bolkiah Alle ha xifdiyo umadiisa dariiqa saxan ayuu ku jiheeye ka dib markii uu amray ina dalkiisa lagu dhaqo shareecada islaamka allahu akbar.


#muuse_suudi mahilmaamay dhibta uu dagaal leeyahy. Dhulka danta guud ha baneeyo si shacbiga looga fa'ideyo. #somalihalooduceeyo


Sidee amniga loo sugayaa hadii sargaalka aad ku war galiso qaraxa aad aragto uu isagab #AlShabab yahay


Dalka in amnigiisa lasugo waxaa ka horeysa ina ciidanka akhlaaqdooda iyo garaadkooga la dhiso. Nin dhisan baa wax dhisa #somalihalooduceeyo


Madaxweyne #FARMAJO waa madaxweynaha xaqqa ah ee umada somaliyey waa astaanta qarankeena wuxuu na hagoogan yahy sharafka iyo karaamada umadda somaliyeed. In dowlad shisheeye ay calooshood u shaqeystayaal u kireysato wax la aqbali karo maha waana inaan difacna #NabadIyoNolol

EngAidid's tweet image. Madaxweyne #FARMAJO waa madaxweynaha xaqqa ah ee umada somaliyey waa astaanta qarankeena wuxuu na hagoogan yahy sharafka iyo karaamada umadda somaliyeed.
In dowlad shisheeye ay calooshood u shaqeystayaal u kireysato wax la aqbali karo maha waana inaan difacna
#NabadIyoNolol

My followers live in Somalia (47%), USA(13%)... Get your free map: tweepsmap.com/!caydiid200

EngAidid's tweet image. My followers live in Somalia (47%), USA(13%)... Get your free map: tweepsmap.com/!caydiid200

Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.