FuaadAddow's profile picture. kalgaceelka badan bar kureeb qalbiga

Fuaad Addow

@FuaadAddow

kalgaceelka badan bar kureeb qalbiga

Farxaddu waa qaali, markasta oo aan u baahdo waxaan ku iibsadaa qiimo sare oo lacageed ama waxaan ku bedeshaa dareen qiimo badan,marnaba bilaash iguma soo gasho .Murugada laakin sow maaha? Murugadu waa raqiis waa mataantayda waxaan helaa markasta waxaana ka helaa meel kasta.


"Haddii uu safarku ahaan lahaa mid bilaash ah weligaa ima aadan aragteen markale " —Bob Marley


Hhhhhhh waaan arkaa foodada aad whats up kawado @dayahdalnuurshe

Hhh jini! Bal soo eeg WhatsApp ka



Mar hadaaba adiga ku biirtay wey dhantahay eboow

Hahahah haa waayo anaa kamid noqday!



Dib miyaa loo soo dhisay


Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.