IsmailNMohamud's profile picture. My official X account | F & F Vice President of MATSO Organization | Former Deputy Manager of Future Properties of Premier Bank | Views are strictly mine.

Ismail Nor Mohamud

@IsmailNMohamud

My official X account | F & F Vice President of MATSO Organization | Former Deputy Manager of Future Properties of Premier Bank | Views are strictly mine.

Waqtigu waa hantida ugu qaalisan ee qofku haysato. Ku bixi waxbarasho iyo xirfado faaiido dhab ah kuu leh. Maskaxdaada kobci, waqtigaaga maamul, naftaada iyo bulshadaada u noqo qof wax tar u leh. Mustaqbalka iftiinka leh, waxa uu ku bilalawdaa go'aanka aad maanta qaadato.


Nimcooyinka Alle nagu maneystay waa kuwo aan la soo koobi karin. Islaamnimada iyo caafimaadka waa kuwa ugu waa weyn ee uu Allah ina siiyay, marwalbana la inooga baahan yahay inaan ka mahadcelino oo aan xasuusnaano wax kasta oo aan heysano inay yihiin deeq xagga Rabbi nooga timid.

IsmailNMohamud's tweet image. Nimcooyinka Alle nagu maneystay waa kuwo aan la soo koobi karin. Islaamnimada iyo caafimaadka waa kuwa ugu waa weyn ee uu Allah ina siiyay, marwalbana la inooga baahan yahay inaan ka mahadcelino oo aan xasuusnaano wax kasta oo aan heysano inay yihiin deeq xagga Rabbi nooga timid.

ما أجملَ القمرَ! 🇮🇱🇮🇱🇮🇱

IsmailNMohamud's tweet image. ما أجملَ القمرَ!
🇮🇱🇮🇱🇮🇱

﴿وَلَقَدْ عَلِمْنَا الْمُسْتَقْدِمِينَ مِنكُمْ وَلَقَدْ عَلِمْنَا الْمُسْتَأْخِرِينَ﴾. «اللَّهُمَّ آتِ نُفُوسَنَا تَقْوَاهَا ، وَزَكِّهَا أنْتَ خَيْرُ مَنْ زَكَّاهَا ، أنْتَ وَلِيُّهَا وَمَوْلَاهَا».


Ismail Nor Mohamud reposted

Starlink now in Somalia!

SOMALIA GRANTS STARLINK LICENSE TO OPERATE NATIONWIDE Somalia’s National Communications Authority has officially licensed Starlink to begin offering satellite internet services across the country. At a ceremony in Mogadishu, Starlink representatives confirmed that the service…

MarioNawfal's tweet image. SOMALIA GRANTS STARLINK LICENSE TO OPERATE NATIONWIDE

Somalia’s National Communications Authority has officially licensed Starlink to begin offering satellite internet services across the country.

At a ceremony in Mogadishu, Starlink representatives confirmed that the service…
MarioNawfal's tweet image. SOMALIA GRANTS STARLINK LICENSE TO OPERATE NATIONWIDE

Somalia’s National Communications Authority has officially licensed Starlink to begin offering satellite internet services across the country.

At a ceremony in Mogadishu, Starlink representatives confirmed that the service…


Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa horay u yiri, "Tartiib tartiib ayaan u soo noolaanaynaa." Dowladnimada hadda si tartiib tartiib ah ayay dalka oo idil u gaaraysaa. #DalMideeye

IsmailNMohamud's tweet image. Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa horay u yiri, "Tartiib tartiib ayaan u soo noolaanaynaa."

Dowladnimada hadda si tartiib tartiib ah ayay dalka oo idil u gaaraysaa.

#DalMideeye

Ten years ago where the world was and where it is today. Dont be afraid to fail

IsmailNMohamud's tweet image. Ten years ago where the world was and where it is today.

Dont be afraid to fail

اقْرَأْ كِتَابَكَ كَفَىٰ بِنَفْسِكَ الْيَوْمَ عَلَيْكَ حَسِيبًا.


وهذه صور من العاصمة الصومالية🇸🇴مقديشو.

IsmailNMohamud's tweet image. وهذه صور من العاصمة الصومالية🇸🇴مقديشو.
IsmailNMohamud's tweet image. وهذه صور من العاصمة الصومالية🇸🇴مقديشو.
IsmailNMohamud's tweet image. وهذه صور من العاصمة الصومالية🇸🇴مقديشو.

﴿يَا أَيُّهَا النَّاسُ كُلُوا مِمَّا فِي الْأَرْضِ حَلَالًا طَيِّبًا وَلَا تَتَّبِعُوا خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ إِنَّهُ لَكُمْ عَدُوٌّ مُّبِينٌ﴾. «اللَّهُمَّ اكْفِنَا بِحَلَالِكَ عَنْ حَرَامِكَ وَأغْنِنَا بِفَضْلِكَ عَمَّنْ سِوَاكَ».✍️✍️✍️🤲


﴿وَإِنَّهُمْ لَيَصُدُّونَهُمْ عَنِ السَّبِيلِ وَيَحْسَبُونَ أَنَّهُم مُّهْتَدُونَ﴾. «اللَّهُمَّ أرِنَا الحَقَّ حَقًّا وَارْزُقْنَا اتِّبَاعَهُ ، وَأرِنَا البَاطِلَ بَاطِلًا وَارْزُقْنَا اجْتِنَابَهُ».


The seismic vessel ORIÇ REIS has arrived safely in Somalia. The results of its 3D Seismic survey will be beneficial to our nation. Somalia is ready for investment.

IsmailNMohamud's tweet image. The seismic vessel ORIÇ REIS has arrived safely in Somalia. The results of its 3D Seismic survey will be beneficial to our nation. 

Somalia is ready for investment.

Nolosha kulligeed waa caqabad iyo dhibaato, waa mid aan fadhiga cid uga dhargin, kulligeed waa daddaal, halgan iyo caqabad la rabo in laga tallaabo. Haddii Saacadda Qiyaamo ay dhacayso, aad Xabad Timir ah gacanta ku hayso, rabtana inaad beerto, ha oran Qiyaamihii ayaa dhacay.


Ilaahay ha u naxariisto RW hore ee Jamhuuriyadda Falastiin iyo Hoggaamiyaha Garabka Siyaasadda Ururka Xamaas Sheekh Ismaaciil Haniya. Waxaan xanuunka iyo dhibtaba la qeybsanaynaa Walaalaheen Falastiin. Geeridiisa waa go'aan Rabbi oo aan doorasho ku lahayn dhammaanteen.

IsmailNMohamud's tweet image. Ilaahay ha u naxariisto RW hore ee Jamhuuriyadda Falastiin iyo Hoggaamiyaha Garabka Siyaasadda Ururka Xamaas Sheekh Ismaaciil Haniya. Waxaan xanuunka iyo dhibtaba la qeybsanaynaa Walaalaheen Falastiin.

Geeridiisa waa go'aan Rabbi oo aan doorasho ku lahayn dhammaanteen.

Ibni Cabaas ayaa Nabbi Muxammed (NNKH) ka wariyey in uu yiri: "Ma jiraan maalmo camal wanaagsan la qabto oo Alle xaggiisa loogu jeclaan badan yahay maalmahaan, (Yacnii Tobbanka hore ee Dil-Xija). Aan ka wada faa'iideysanno maalmahaan, runtii waa fursad aad iyo aad u qiimo badan.

IsmailNMohamud's tweet image. Ibni Cabaas ayaa Nabbi Muxammed (NNKH) ka wariyey in uu yiri: "Ma jiraan maalmo camal wanaagsan la qabto oo Alle xaggiisa loogu jeclaan badan yahay maalmahaan, (Yacnii Tobbanka hore ee Dil-Xija).

Aan ka wada faa'iideysanno maalmahaan, runtii waa fursad aad iyo aad u qiimo badan.

wa guul uu qarankeennu gaaray, Nusqarni kaddib hanashada kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Hambalyo Qarankeenna Soomaaliya.

IsmailNMohamud's tweet image. wa guul uu qarankeennu gaaray, Nusqarni kaddib hanashada kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Hambalyo Qarankeenna Soomaaliya.

𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐣𝐢𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐥𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲, 𝐄𝐞𝐛𝐛𝐞 𝐰𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐰𝐮𝐮 𝐤𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐚.

IsmailNMohamud's tweet image. 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐣𝐢𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐥𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲, 𝐄𝐞𝐛𝐛𝐞 𝐰𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐰𝐮𝐮 𝐤𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐚.

غداً أول أيام شهر رمضان المبارك لعام 1445 هـ رمضان شهر الخير والرحمة والمحبة. نسأل الله أن يعيده عليكم وعلى أحبتكم باليمن والبركات. الصومال غداً أول أيام شهر رمضان المبارك لعام 1445 هـ كل عام وأنتم بألف خير #رمضان_كريم

IsmailNMohamud's tweet image. غداً أول أيام شهر رمضان المبارك لعام 1445 هـ
رمضان شهر الخير والرحمة والمحبة.
نسأل الله أن يعيده عليكم وعلى أحبتكم باليمن والبركات.

الصومال غداً أول أيام شهر رمضان المبارك لعام 1445 هـ

كل عام وأنتم بألف خير
#رمضان_كريم

R A M A D A A N M U B A A R A K ☪️ Waxaan dhammaantiin idinkugu hambalyaynayaa bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryaynaa in uu naga dhigo, kuwii kawada faa’iidaysta Kheyrka bishaan barakaysan. #RamadaanKariim🌙 #Ramadaan1445

IsmailNMohamud's tweet image. R A M A D A A N   M U B A A R A K ☪️

Waxaan dhammaantiin idinkugu hambalyaynayaa bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan. 

Waxaan Alle ka baryaynaa in uu naga dhigo, kuwii kawada faa’iidaysta Kheyrka bishaan barakaysan.

#RamadaanKariim🌙
#Ramadaan1445

Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.