SPA Learning Lab
@SPALearningLab
SPA Learning Lab is a training and capacity development facility run by @somalipubagenda.
You might like
In collaboration with @DigitalShelter, we have completed Blog Writing Training to 29 young #Somali bloggers (19 female & 10 male). We are grateful to @shakasom & @Shaakirmc who co-facilitated the training & our mentors: @MohamedOkash_, @HusseinSabrie, @MahadWasuge,…
𝗠𝗮𝗮𝗿𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗮𝗾𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗞𝘂 𝗫𝗲𝗲𝗿𝗮𝗻 𝗜 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 Dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku jirtaa sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista…
📖Read a short blog on the impact of SPA’s research and advocacy efforts, and how we have amplified the voices of IDPs and supported minority and marginalized displacement-affected communities. 🔗 somalipublicagenda.org/from-research-…
October 19, 2025, xarunta tababarrada ee @SPALearningLab ayaa u billowday dufcadii 3-aad tababarka cilmibaarista. Tababarkan oo socon doona muddo 45 cisho ah ayaa lagu baran doonaa hababka ugu wanaagsan ee loo sameeyo cilmibaarista loona faafiyo. 35 arday ayaa ka qeybgaleysa…
On 15 October, Somali Public Agenda convened a roundtable discussion for civil society organizations to explore the role CSOs can play in addressing the pressing political challenges facing the country, including the deteriorating FGS-FMS relations and the contested upcoming…
SPA team members attended the East African Community Conference (#EACON2025) held in Mogadishu on 7–8 October. Our researcher @FarhiaMohamuud moderated the first panel on Somalia’s journey toward full integration into the East African Community (EAC). The discussion explored the…
Halkan ka daawo kalmad kooban oo aan ka jeediyay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay dufcada 9-aad ee qaadatay tababarka blog qorista ee @SPALearningLab oo ah garabka tababarrada ee @somalipubagenda.
On 28 September, our Executive Director, @MahadWasuge, participated as a panelist in a forum on power allocation among the different levels of government as part of the constitutional review process. The forum, held at the Jazeera Hotel in Mogadishu, was organized by the…
Our Deputy Executive Director and SPA Research Director, @Farhan Isak Yusuf, attended an intensive, week-long training course on Public Policy Influencing and Advocacy held at @MSTCDC in Arusha, Tanzania, from 15 to 20 September 2025. The training program brought together…
FURSAD TABABAR: Waaxda @SPALearningLab ee Somali Public Agenda waxay bixineysaa tababar ku saabsan cilmibaarista kaas oo socon doona muddo 6 isbuuc ah. Tababarkan waxaa bixin doona cilmibaareyaal aqoon sare u leh sida cilmibaaris loo sameeyo. Dadka doonaya tababarkan waxay ka…
Galabta waxa wada ciyaaray kooxda kubadda cagta ee Somali Public Agenda (@somalipubagenda) iyo dufcada 9-aad ee ardayda dhammeysatay tababarka blog qorista. Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay barbardhac. Waxa ay labada koox dhaliyeen min 10 gool. #SPALearningLab #BlogWriting
@SPALearningLab waxay si mug leh ugu mahadcelineysaa Amb. @ygaraad, @MariamDini3 , @AxmedJeeyte iyo @Fadumo_Alimaad oo aqoontooda iyo khibraddooda blog qorista ku biiriyey dufcada 9-aad ee ardayda blog qorista. Kulamada latalinta iyo hagidda waa qeyb ka mid ah tabobarka blog…
@SPALearningLab waxa ay si milgo leh u maamuuseysaa, uguna mahadcelineysaa Mr. Abdishakur Awil iyo Mr. Hassan Abdi Hassan oo bixinayey casharrada koorsada blog qorista ee dufcada 9-aad. Intii uu tabobarku socday waxa ay ardayda la wadaageen duruus ka caawisay fahamka qoraalka,…
September 11, 2025, waxaa si guul ah noogu soo idlaatay xafladda qalinjabinta dufcada 9-aad ee tabobarka blog qorista. Tabobarkan oo socday muddo 1 bil ah waxaa iska kaashaday @SPALearningLab iyo @DigitalShelter, waxaana ka faa’ideystay 29 arday oo hami sare ka leh…
I recently had the privilege of serving as a mentor for a blog writing course, and it was an incredibly rewarding experience. A heartfelt thank you to @somalipubagenda for the invitation and the opportunity to contribute. #mentorship #change #KNOWLEDGE #sharing
𝗛𝗲𝘀𝗵𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗙𝗲𝗱𝗲𝗿𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯 𝗞𝗮 𝗠𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗮𝗺𝗮𝘁𝗮𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗜 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 25-kii Agoosto ee sanadkan, waxaa Muqdisho ku heshiiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qeyb kamid…
On August 11, 2025, the Somali Public Agenda Learning Lab had the honour of hosting Mr. Abdirahman Sheikhdon, a seasoned educationist, trainer, and the principal of Garowe Teacher Education College (GTEC), to deliver a two-hour workshop on Training of Trainers (ToT) to the SPA…
Ogoosto 10, 2025, Xarunta @SPALearningLab ee Somali Public Agenda iyo @DigitalShelter ayaa si wadajir ah u billaabay tabobar ku saabsan blog qorista kaas oo socon doona muddo 1 bil ah. Tabobarkan oo ah dufcadii 9-aad ayaa waxaa ka qeybgalaya dhallinyaro tiradoodu gaareyso 32 oo…
NEW POLICY PAPER | Bridging Divides: Options for Resolving Somalia’s FGS–FMS Disputes, Constitutional Review & Elections With @SomaliaPdrc & @hbsHornOfAfrica, we present options to address 3 contentious political issues in #Somalia. Read more 👉 somalipublicagenda.org/bridging-divid…
Xalqadan 55-aad ee Maamul Wanaag Podcast 🎙️ ee @somalipubagenda, waxaan @FarhanShabel isla gorfeynay nuxurka daraasad sanad socotay oo ku saabsan canshuuraha Maamulka Gobolka Benaadir. Waxaan ka hadalnay: 💰 Miisaaniyadda gobolka 📑 Noocyada & ilaha dakhli 💸 Kharashyada ugu…
youtube.com
YouTube
𝗨𝗿𝘂𝘂𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 & 𝗠𝗮𝗮𝗿𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗮𝗸𝗵𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗖𝗮𝗻𝘀𝗵...
We held the 4th SPA Internship Alumni annual gathering. It was an opportunity to get our internship alumni to know each other, reflect on their internship experiences and how it helped them & get updates about the new @SPALearningLab training programmes. #SPAInterns
United States Trends
- 1. Seahawks 24.8K posts
- 2. Rams 18.3K posts
- 3. Giants 69.4K posts
- 4. Bills 140K posts
- 5. Bears 61.9K posts
- 6. Daboll 13.3K posts
- 7. 49ers 16.4K posts
- 8. Jags 7,203 posts
- 9. Dart 27.3K posts
- 10. Lions 54.1K posts
- 11. Caleb 50.8K posts
- 12. Texans 39.2K posts
- 13. Dolphins 34.3K posts
- 14. Josh Allen 17.1K posts
- 15. Commanders 40.7K posts
- 16. #OnePride 3,207 posts
- 17. Browns 39.5K posts
- 18. Niners 3,774 posts
- 19. Russell Wilson 4,175 posts
- 20. #RaiseHail 2,736 posts
You might like
-
Somali Public Agenda (SPA)
@somalipubagenda -
Somali National University
@Somali_NU -
SAI Somalia
@oagsomalia -
SIMAD iLab
@SIMADiLab -
Adam Abdelmoula
@adam_abdelmoula -
Ministry of Environment & Climate Change 🇸🇴
@MoECC_Somalia -
SIMAD University
@SIMADUniversity -
和丹大使 Amb Hodan Osman
@DrHodanOsman -
ICE Institute
@ICESomalia -
Mohamed Abdirizak
@MAbdirizak -
iRise Hub
@iRiseHub -
Mahad Wasuge
@MahadWasuge -
Raagsan
@Raagsan -
Mohamed Dugoow
@MoDugoow -
Mohamed Okash
@MohamedOkash_
Something went wrong.
Something went wrong.