eng_Adde's profile picture. Trader, Investor,  - Crypto News - , Web 3, Ai, and Digital Finance | $BTC 📈 , $SOL 📈 & $XRP 📈 | DYOR.

Mr.PLaN 🇸🇴©️

@eng_Adde

Trader, Investor, - Crypto News - , Web 3, Ai, and Digital Finance | $BTC 📈 , $SOL 📈 & $XRP 📈 | DYOR.

Pinned

Suuqaan #Cryptada waligaa ha dhex-seexan ee faa‘idadaada ka qaado, blase #BTC kaliye lacagtaada ku maalgasho Long Term haddii aad rabo. DYOR #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. Suuqaan #Cryptada waligaa ha dhex-seexan ee faa‘idadaada ka qaado, blase #BTC kaliye lacagtaada ku maalgasho Long Term haddii aad rabo. DYOR 

#MrPLaN

Caawa 9:00 PM saacadda Soomaaliya walaalkeena @FowsiDayib halaga faa‘ideysto Mowduuc Qiimo badan buu ka hadli doonaa i.A. 👇👇 t.me/+l_Xbdfdwjoc1O

Qolka weyn ee free Midnimo puplic academy sida aad inoogu barteen Waxaa inoo soo socdo habeen aad u qiimo badan mowduuc waqtigiisa ku soo aaday HOW TO WIN IN THE CURRENT CRYPTO MARKETS 🔥🔥 waxaan baran doonaa MINDSET, PATEINCE, iyo sida loo helo SMART STRATEGIES oo walaalkeena…

cryptostocks247's tweet image. Qolka weyn ee free Midnimo puplic academy sida aad inoogu barteen Waxaa inoo soo socdo habeen aad u qiimo badan mowduuc waqtigiisa ku soo aaday HOW TO WIN IN THE CURRENT CRYPTO MARKETS 🔥🔥 waxaan baran doonaa MINDSET, PATEINCE, iyo sida loo helo SMART STRATEGIES oo walaalkeena…


#Virtual Cool

Get involved: vote on the Virtuals Protocol ecosystem Rewards date now! Vote during the next 12 hours to score double $VIRTUAL allocation⤵️ hyperstaking-virtuals.com

varturiIsio_io's tweet image. Get involved: vote on the Virtuals Protocol ecosystem Rewards date now!
Vote during the next 12 hours to score double $VIRTUAL allocation⤵️
hyperstaking-virtuals.com


#Fear and #Greed wuxuu joogaa #20 #Suuqa Cryptada waa xilliga ugu Fiican ee wax la iibsado ee Trainka yuusan kaa tegin. DYOR. #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. #Fear and #Greed wuxuu joogaa #20 
#Suuqa Cryptada waa xilliga ugu Fiican ee wax la iibsado ee Trainka yuusan kaa tegin. DYOR. 

#MrPLaN

#Hal Milyan inta aysan gaarin #BTC hoos ka sii 🚀 #MrPLaN

JUST IN: 🇺🇸 Michael Saylor predicts #Bitcoin is going to $1 million 🚀 All major banks “are announcing their support for this asset class.”



Buy the dip, oo #BTC aruurso. #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. Buy the dip, oo #BTC aruurso. 

#MrPLaN

#BTC oo la soo daadiyay iyo suuqa #Cryptada oo hoos u dhac ku yimid. #Buy the dip. DYOR #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. #BTC oo la soo daadiyay iyo suuqa #Cryptada oo hoos u dhac ku yimid. 

#Buy the dip. DYOR 

#MrPLaN

I‘m Not lie to my self, adduun yar oo beri dhammaanaya, oona laga tagayo. 👇

Do what you want with this information because you will be judged alone by Allah on the day of judgement. #Bitcoin Only #HosKasi Laguma Karo 🤷🏾‍♂️



#Money 💰 is coming, lkin inta aadan #Suuqaan #Cryptada iyo #Stock-ga lacagtaada Kula soo ordin, oo aadan halmar wada khasaarin. Aqoonta ayaa wax walba ka horreysa, ee waxbaro. 🎯 #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. #Money 💰 is coming, lkin inta aadan #Suuqaan #Cryptada iyo #Stock-ga lacagtaada Kula soo ordin, oo aadan halmar wada khasaarin.

Aqoonta ayaa wax walba ka horreysa, ee waxbaro. 🎯

#MrPLaN

🚨BREAKING NEWS #FED ayaa goordhow hoos u dhigay heerka dulsaarka 25%. #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. 🚨BREAKING NEWS

#FED ayaa goordhow hoos u dhigay heerka dulsaarka 25%. 

#MrPLaN

TOP NEWS: Saacadda Geeska Afrika ama Soomaaliya markay tahay 9:00PM Caawa oo hal saac kaliye ka harsan, waxaa la filayaa in xog ku saabsan heerka dulsaarka ay FED soo saari doonto. Ilaa iyo 0.25% ayaa la filaa in la dhimo. Suuqa Cryptada 🚀 waa uu ka falcelin-doonaa. #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. TOP NEWS: 

Saacadda Geeska Afrika ama Soomaaliya markay tahay 9:00PM Caawa oo hal saac kaliye ka harsan, waxaa la filayaa in xog ku saabsan heerka dulsaarka ay FED soo saari doonto. 

Ilaa iyo 0.25% ayaa la filaa in la dhimo.

Suuqa Cryptada 🚀 waa uu ka falcelin-doonaa.
#MrPLaN

Don‘t miss the chance, Suuqa hadhow Intaad kor ka soo fuuli laheed, Asxaabtii hoos ka soo raacday, Hadda Faa’ido bay ku jiraan. #Virtual baan saaranahay From 0.7. 🚀 #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. Don‘t miss the chance, Suuqa hadhow Intaad kor ka soo fuuli laheed, 

Asxaabtii hoos ka soo raacday, Hadda Faa’ido bay ku jiraan. 

#Virtual baan saaranahay From 0.7. 🚀

#MrPLaN

Wax Badan ka ogow oona ka faa’ideyso #Compound #Growth With @Liban_Bitcoin 👇

Maxa Waye Compound Growth. #Bitcoin #HosKasi ma uga faidaysan karana?



Maxaa Laga filan karaa Shirka gaarka ah ee Talaadada Berri looga hadli doono #Bitcoin iyo #Crypto ee uu qaban-doono #FED.? Isha halagu hayo Suuqa. #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. Maxaa Laga filan karaa Shirka gaarka ah ee Talaadada Berri looga hadli doono #Bitcoin iyo #Crypto ee  uu qaban-doono #FED.? 

Isha halagu hayo Suuqa. 

#MrPLaN

#BTC way dhaqaaqday iyo Suuqa oo Cagaar noqday. Qofkii Hoos ka soo ii aaday Faa’ido Buu ku jiraa. #Faaido walba qaadaa ee ha dhex seexan Suuqa, Haddii Aadan aheyn long Investor. #DYOR #MrPLN

eng_Adde's tweet image. #BTC way dhaqaaqday iyo Suuqa oo Cagaar noqday. Qofkii Hoos ka soo ii aaday Faa’ido Buu ku jiraa. 

#Faaido walba qaadaa ee ha dhex seexan Suuqa, Haddii Aadan aheyn long Investor. #DYOR 

#MrPLN

#Suuqa Maanta oo #Jimco ah waa uu dhiigbaxayaa markale ee #Buy the dip. #DYOR #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. #Suuqa Maanta oo #Jimco ah waa uu dhiigbaxayaa markale ee #Buy the dip. #DYOR 

#MrPLaN

Hoos ka sii #BTC, waa xilliga ugu Fiican, in la sii daadiyana waa macquul. Always Buy the Dip. #DYOR #MrPLaN

eng_Adde's tweet image. Hoos ka sii #BTC, waa xilliga ugu Fiican, in la sii daadiyana waa macquul. 

Always Buy the Dip. #DYOR 

#MrPLaN

United States Trends

Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.