Ileys TV
@ileystv
At Ileys TV, we are all natural storytellers. Welcome to #IleysTV.
You might like
Halkaan ka akhriso Habraaca Diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadda. #Doorasho #Somalia #Elections
Madaxweynaha dalka #Kenya William Ruto ayaa khudbad u jeedin doona dadweynaha dalka Kenya, marka ay saacadda Geeska Afrika ku beegan tahay 2:00pm galabnimo ee maanta, sida uu sheegay Hussein Mohamed oo ah Afhayeenka Madaxweyne #Ruto. Afhayeenka ayaan sheegin ujeedada khudbadda.
MUDDO KORORSI FARSAMEYSAN IYO MILATERIGA DALKA BURKINA FASO. youtu.be/ARtHHTSPAjA?si… via @YouTube
youtube.com
YouTube
MUDDO KORORSI FARSAMEYSAN IYO MILATERIGA DALKA BURKINA FASO.
Ugu yaraan waxaa dhintay 45 qof oo shacab ah kadib markii ROOB dhalliyay daadad xooggan uu ka da'ay qaar ka mid ah magaalooyinka ku yaala bartamaha #Kenya. Tirada guud ee dadka ku dhintay daadadka Roobabkii da'ayay tan iyo bishii March 2024, ayaa kor u sii dhaafeysa 180 qof.
BANNAAN-BAXYO KA DHAN AH DOWLADDA FARANSIISKA OO KA DHACAY DALKA #NIGER IYO GUUD AHAAN GALBEEDKA QAARADDA #AFRICA.
#WararkaMaanta: Hoggaamiyaha dalka Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un ayaa goob-joog ka ahaa tijaabada GANTAAL nuuca ridada dheer ah oo ay mar kale tijaabiyeen ciidamada Milateriga ee dalka Kuuriyada Waqooyi.
Maxaa laga baran karaa kulankii magaalada Qaahira ku dhex maray Madaxweynaha Turkiga Recep Tayib #Erdogan iyo Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi? Saameyn sidee ah ayuu kulankoodu ku yeelan karaa arrimaha siyaasadda iyo amniga ee gobolka Bariga Dhexe? #Turkiye #Cairo #Egypt.
#WararkaMaanta: Shirka Gollaha Wasiirada dowladda dalka Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin: - Arrimaha amniga dalka. - Arrimaha Dastuurka Soomaaliya. - Dagaalka ka dhanka ah argagixisada. - Howlaha Hey'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.
Check out "Alpha Trust - 10 Year Anniversary" eventbrite.com/e/alpha-trust-… @Eventbrite
eventbrite.co.uk
Alpha Trust - 10 Year Anniversary
Join us to celebrate ten years of trust, memories, and growth with Alpha Trust's 10 Year Anniversary extravaganza!
SAAMEYNTA IMAARAADKA & FULLINTA ADDEEGYADA AAS-AASIGA AH EE BULSHADA.
#WararkaMaanta: Ra'isal Wasaaraha dalka #Somalia Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta Isbitaalka Sheikh Zayid ee ku taala magaalada Muqdisho oo dib loo howl-galliyay. Isbitaalka ayaa waxaa maal-galisa dowladda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta (#UAE).
#WararkaMaanta: Dowladda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in aan xal loo helli karin xasiloonida gobolka Bariga Dhexe iyo waliba amniga Israa'iiliyiinta, illaa laga hello dowlad iyo dal ay leeyihiin Falastiiniyiintu.
#WararkaMaanta: Isbaheysiga Milateri ee #NATO ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda ay billaabaan DHOOLA-TUS Ciidan oo ay ka qeyb galayaan 90,000 oo ciidan oo kala immaanaya wadamada ka tirsan Isbaheysiga. Dhoola-tuska ciidan ayaa socon doonaa illaa dhammaadka bisha May 2024.
#WararkaMaanta: Magaalada #Pyongyang ayaa waxaa dib ugu laabtay wafdi ay hoggaamineysay Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Kuuriyada Waqooyi, haweeneyda lagu mahacaabo Choe Son Hui. Wasiiradda ayaa magaalada #Moscow kula soo yeelatay Madaxweynaha dalka #Russia, Vladimir Putin.
United States Trends
- 1. Robert Duvall N/A
- 2. Dogs N/A
- 3. Lonesome Dove N/A
- 4. Tyra N/A
- 5. Rhode Island N/A
- 6. Piers N/A
- 7. #RealityCheck N/A
- 8. Girona N/A
- 9. The Great Santini N/A
- 10. #ANTM N/A
- 11. Tender Mercies N/A
- 12. Secondhand Lions N/A
- 13. The Apostle N/A
- 14. Anderson Cooper N/A
- 15. The Godfather N/A
- 16. Apocalypse Now N/A
- 17. 60 Minutes N/A
- 18. Barca N/A
- 19. Open Range N/A
- 20. Kounde N/A
Something went wrong.
Something went wrong.