maankobcis's profile picture.

kobcis.com

@maankobcis

Horumarka waxaa milicdiisa la arkaa, marka doodaha bulshadu ka wareegto siyaasad oo kaliya, oo doodu isku badasho caafimaadka bulshada, nabadgalyada dalka iyo waxbarashada hor marintooda. #soomaaliya #horumar #laloolankaaduunka #fikir #waxqabad


kobcis.com reposted

THe most iconic landmark in the city, the Mogadishu lighthouse, built in the early 1900, although not currently functioning but still stands tall at the water front. #lighthouse #mogadishu #somalia #cityscape #xamar #historical #architecturephotography #socdaal2021 #socdaal

Socdaal's tweet image. THe most iconic landmark in the city, the Mogadishu lighthouse, built in the early 1900, although not currently functioning but still stands tall at the water front.

#lighthouse #mogadishu #somalia #cityscape #xamar #historical #architecturephotography
#socdaal2021 #socdaal

Qofwalba fikrad buu wataa matkey siyaasada Soomaaliya ku saabsantahay! Fikradhooda yeysan hogaamin fikirkaagaa, waxa kaliyoon u baahanahay waa nabad iyo horumar saan ku gaarnaba. #nabad #soomaaliya #horumar #iskuduubni #kaladanbeyn bes!


Mucaarad iyo muxaafid waxyaabaheey isku afgaran la’ yihiin danta guud maku jirtaa? #fikir #waxgarad #somalia #elections #dantaguud #midnimo #wadajir #aqoon #doorasho #isbadal #horumar #shisheeye


Maalinta haweenka aduunka 8da Maarso. Ma inagaaba qaranimo helneen hadeysan aheyn haweenka Soomaaliyeed. Maalinta haweenku ha waarto, khaasatan haweenka Soomaaliyeed ha waaro! #maalintahaweenka #Maalintahaweenka2021 #InternationWomensDay #8thMarch #Somalia

maankobcis's tweet image. Maalinta haweenka aduunka 8da Maarso.

Ma inagaaba qaranimo helneen hadeysan aheyn haweenka Soomaaliyeed.

Maalinta haweenku ha waarto, khaasatan haweenka Soomaaliyeed ha waaro!

#maalintahaweenka #Maalintahaweenka2021 #InternationWomensDay #8thMarch #Somalia

Ilaahow umada islaamka ah ka badbaadi! Fadlan dadkaaga hadey dhankaas Soomaalia dagan yihiin ka warqaba oo la xiriira, intakalena aan usoo duceeyno insha Allah!

maankobcis's tweet image. Ilaahow umada islaamka ah ka badbaadi! Fadlan dadkaaga hadey dhankaas Soomaalia dagan yihiin ka warqaba oo la xiriira, intakalena aan usoo duceeyno insha Allah!

2020ka hadaa ka mid tahay dadka wali aaminsan in gobol Soomaaliya ka tirsan kaligii horumar iyo nabad gaari karo uusana u baahneyn Soomaaliya inteeda kale, waxaa ka mid tahay sababah dib inooga reebay aduunka! - kuwa halkaa u socoto gaarey ka tusaale qaado. #Somalia #wadajir


Wali ma isweydiisay yaa ka faa’iida khilaafka maalin walba ka dhaxtaagan madaxda Soomaaliyeed? Walise ma maqashay iyadoo laga doodayo sidii iskuulo loo dhisi lahaa ama caafimaadka bulshada kor loogu qaadi lahaa? Warka maanta oo kaliya yaan lagugu mashquulin. #feejignoow #somali


kobcis.com reposted

❤❤🇸🇴🇸🇴

نبارك لاشقائنا في #الصومال بالذكرى ال60 للاستقلال #ارتريا #Eritrea #SomaliaAt60 @So_Arabic #somalia

eritrea_Arabic's tweet image. نبارك لاشقائنا في #الصومال بالذكرى ال60 للاستقلال 

#ارتريا #Eritrea #SomaliaAt60 
@So_Arabic #somalia


kobcis.com reposted

Sanad Guuro Wacan. #Somalia

gohosom's tweet image. Sanad Guuro Wacan. #Somalia

kobcis.com reposted

Siihayaha Safaaradda @ACagabarur oo hambalyo munaasabadda ah u diray shacabka Soomaaliyeed #Somalia #somaliahanolato #somaliaindependenceday


kobcis.com reposted

መን መኸረካ ኣንታ ሲራክ ዘይ እዚ ድኣ እንታይ የፍርሃና ኣሎ የባ ኣየርእኻ ኣብ ስደት ዘሎ ኤርትራውያንስ ድሓን እተዉ ብዓል ንስኻ ሕቖን ከብድን ኮይና ኣሎና ይኽደነና ኪኖ እቲ ትፈርሖ ከይንኸይድ ግን ልቢ ግበሩ

ማሕበራዊ ስኒት (Social Harmony) ዘይብሉ ሃገር፡ ማለት ጽልኢ፡ ምጥርጣር፡ ምትፍናን፡ምክፍፋል፡...ዝሰፈኖ ሕብረተሰብ ኣብ ቀጻሊ ቅልውላው፡ ስግሩ ኽኣ ኣብ ኣዕናዊ ሓድሓድ ግጭት እዩ ዝነብር። #Eritrea #Ethiopia #Somalia #Sudan #Africa



kobcis.com reposted

the growth! love to see it!

Somalia 🇸🇴 Ha noolaato #Somalia

MannVs_____'s tweet image. Somalia 🇸🇴 Ha noolaato #Somalia
MannVs_____'s tweet image. Somalia 🇸🇴 Ha noolaato #Somalia
MannVs_____'s tweet image. Somalia 🇸🇴 Ha noolaato #Somalia


kobcis.com reposted

بكل ثقة الثقافة ليست ورق عليه كلمات ثناء الثقافة حياة و شغف، شكرا @gulf_afro

هل معني أنك تحمل شهادة عليا أنك شخص مثقف؟ Cela signifie-t-il que vous détenez un diplôme plus élevé que vous êtes une personne instruite? #Africa #Somalia #Ethiopia #SouthAfrica #Nigeria #Rwanda #Kenya #Afrique #أفريقيا #معركة_الوعي_الافريقي #السودان #الكويت #الامارات #قطر ُمان



Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.