#muqdisho search results
Maleeshiyaadka #Haramcad ee #Muqdisho laga soo daabulay oo qabsaday Caasimada #Koonfur Galbeed ee #Baraawe.
Ciidamada #Haramcad ee #Soomaaliya ayaa la sheegay inay qabsadeen isla markaana bililiqaysteen xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka #Koonfur Galbeed ee magaalada #Baraawe. Dhacdadan ayaa dib u soo xusuusinaysa burburkii dowladdii dhexe ee #Soomaaliya, xilli ay jireen
IS BEDDEL WEYN OO LAGA DAREEMAY AAGGA GAROONKA #MUQDISHO IYO NOLOSHA DADKA OO SOO LAABATAY Ganacsatada maqaayadaha, hoteellada, timo jarayaasha, gaadiidleyda iyo xitaa dadka shaxaadka/tuugsiga ku nool ee Muqdisho ayaa si weyn ugu duceynaaya Madaxweyne @HESaidADeni iyo
📍MOGADISHU “Maanta waxaa laga daahfurayaa mashruuca ugu weynaa abid, oo fursado shaqo u abuuri doona kumanaan Soomaaliyeed! Tani waa talaabo weyn oo horumarineed, waxaana rajeyneynaa in ay kaalin muhiim ah ka qaadato dib-u-dhiska iyo horumarka dalka. #Horumar #Muqdisho"
DEG DEG: Isbitaalka Xoogga Dalka ee degmada Hodan, #Muqdisho ayuu Xasan Sheekh ka iibsaday ganacsato. Waxaana dhowaan la FAAGI doonaa qubuuraha halkaasi ku yaalla oo ay ku aasan yihiin dad muhiim ahaa.
#Garoowe Maxaa Reer #Muqdisho Qudha loo maagaa Hadii #Garoowe Sidan ka jirto.⁉️ Waxaa ka Dhacday unukaa leh #Garoowe ee Orod #Sool Aad.‼️ @FatimaIAden @Salman_afgub @DifaacaSomalia @DekBinanle @EngNaaji @AliA68068 @Hilowle89506635
Waraysal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka #Soomaaliya #Salah Jama, oo hoyigiisa Magaaalda #Muqdisho ku booqday Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni.
Hadal jeedintii Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni , ee shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo ka qabsoomay Magaalada #Muqdisho , Shirkaan ayaa lagu badbaadinayay dowladnimada #Soomaaliya iyo #dastuurka dalka.
Donald Trump has again made controversial remarks about Somalia, describing the country crooked country and one of the worst country in the world. No official response from the Somali government addressing the comments or defending the country’s image. #Washington #Muqdisho
#Shacabka ku dhaqan Magaalada #Muqdisho oo lagu khasbay inay Dowladda taageeraan kadib markii #caburin iyo #xarig la isugu daray ayay sheegeen inay u hogaasamayaan #Dowladda #Somalia , iyagoo ka tanaasulay xaqoodii dastuurka #dalku siiyay.
DHACDOOYINKII MAANTA #JUBALAND KA QABSADAY GUDAHA GAROONKA #MUQDISHO Xilli ay maanta Garoonka Diyaaradaha #Muqdisho ka degayeen wafdiga #Jubaland ee Madaxweyne Axmed Madoobe, waxaa ka dhacay dhowr dhacdo oo kooxda Xasan iyo Xamse ay doonayeen inay ku carqaladeeyaan imaanshaha
#Muqdisho ayay iman Waxay Isla markiiba la kulmi Doonaan Safiirka Turkey ee Muqdisho Fadhiya Waxay u sheegi doonaan in Turkey Xisaabtu ka qaldamin ogaado In MW Xasan yahay nin Termkisi dhammaad yahay kana galgalanaaya inuu doorasho Qabto sidaa daraadeed aan Turkey gabaad siin.
#ADDIS_ABABA: Sheekh Aadan Madoobe ka dib maalmo uu ku sugnaa hoteel ku yaalla Addis Ababa wuxuu dib ugu laabtay #Muqdisho, lamana shaacin bixiddiisa iyo soo noqoshadiisa midna. Inkastoo Xasan Sheekh uu diray uuna u haystay in ballan uu ku arki karo RW Abiy Axmed ay u taallay,
Qorrax dhaca caasimaddeena wuxuu muujinayaa rajo, koboc iyo nolol cusub. Waddooyin mashquul ah, dhismooyin dhaadheer iyo iftiin bilicsan — tani waa Muqdisho maanta. 🇸🇴✨ #Mogadishu #Muqdisho #Somalia #CityLife
Dawlada soomaaliya oo laysku sawiray iyadoo saacado yar uu isu maray #Berbera #Muqdisho Ilaa Abu Dhabay Bad iyo cir Hogamaiyaha Gooni u goosadka Yemen Al-Zubaidi.!! Waxaa la dhahaa alaabtan Far Imataaraad.
Isagoo ku sugan #Muqdisho, Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa @AUSSOM_, Danjire El Hadji Ibrahima Diene ayaa maanta Dawladda Federaalka Soomaaliya (#DFS) ku ammaanay daahfurka Guddiga Difaaca oo hoos imaanaya hoggaanka Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallim
#Update #Muqdisho Some units of the Mogadishu police have defied the government’s orders allowing President Hassan Sheikh’s family to seize land. They have instead taken the side of the public and are standing with the protesters.
#Muqdisho oo Dastuurka Cusub ka rajo qabtay in Meeqaab loogu qoro ayaa ka soo dhex muuqan wayday iyadoo meeqaam leh. Waxaa lagu muujiyay Muqdisho waa Gobol Caasimad ah Dawladda ayaana maamul u soo magacaan doonta Amniga iyo siyasadda waxay yeelan Maamul magaalo oo keliya.
Xildhibaan #Abuukar oo ka mid ahaa Xildhibaanadii kusoo baxay golaha #deegaanka Magaalada #Muqdisho , ayaa lagu wargaliyay in booskiisa qof kale loo qaatay si musuq maasuq ah, isaga oo laga hor-istaagay dhaartii maanta ee golaha deegaanka Gobalka #Banaadir.
Caasimaddii #Soomaaliya ee #Muqdisho iyo Dowladdnimaddii #Soomaaya , oo isku badalay wax reero gaar ah isku haystaan .
Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka #Muqdisho oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka federaalka, maxay tahay fariinta ay gudbiyeen mucaaradku? #Somalia
Hadal-jeedintii Hajji Mussa ee #NMDCInvestorRoadshow2026 🇸🇴 Fursado maalgashi, koboc dhaqaale & horumar kaabayaal Soomaaliya waxay u furan tahay maalgashi. #InvestInSomalia #Muqdisho #EconomicGrowth
Abniga #Muqdisho waxaa gacanta Ku haya, Wiilala Shaqadooda daacad u ah! Wiilal aan Munaafada aqoonin! Wiilal aan waligood la ciilin! Wiilal aan la siri karin! Wiilal aan balantood cidna wax ka badali karin! Wiilal aan Fuleynimo lagu xaman! Wiilal adkeysi u leh cules walba oo
Night falls gently over #Mogadishu 🌙✨ Calm streets and a peaceful silence that feels like home. #Muqdisho #Somalia
Hadal-jeedintii Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Diyaaradleyda Soomaaliyeed, 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗗𝗶𝗻𝗶 𝗔𝗹𝗶, oo ka jeediyay 𝗡𝗠𝗗𝗖 𝗜𝗻𝘃𝗲𝘀𝘁𝗼𝗿 𝗥𝗼𝗮𝗱𝘀𝗵𝗼𝘄 𝟮𝟬𝟮𝟲 🇸🇴 #NMDC2026 #InvestInSomalia #Muqdisho #Somalia #Maalgashi #Infrastructure #EconomicGrowth
Haddii aad kala dooran lahayd inaad ku noolaato caasimadda, #Muqdisho, ama gobollada, kee baad dooran lahayd? #Gobollada
The opposition is trying to peel away government support from inside Hawiye territory. OR... someone sent those elders to that room to see what the opposition actually wants. Either way , this isn't casual. Somebody planned this. #somalia #opposition #muqdisho
#Breaking 🚨🚨 #Muqdisho Mucaaradka iyo Odayaasha dhaqanka Beelaha oo ka shiray Waxay ugu yeedheen #Mudo-boobka Dawladda Xasan Shiikh.
Gudiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa #Muqdisho ka daah-furay aqoon-is-weydaarsi soconaya toddobaad, kaas oo lagu xoojinayo dhismaha hay’ad madax-bannaan oo ilaalisa xuquuqul insaanka iyo isla xisaabtanka dalka oo dhan. #Mogadishu #UN #Somalia 🇸🇴
What kind of weapons management is #HSM administration doing. Rogue high tech military vehicle driving by itself inside #Muqdisho, #somalia. I guess someone is grabbing tea in such vehicle. Such vehicle shouldn’t be by itself without a group or convoy.
Bankiga Aduunka oo ka walaacsan musuqa mashruuca Nagaad ee koonfurta iyo bartamaha Somaliya ayaa dalbaday November 2025 in lagu daydo hiigsiga #Puntland intaan dib u eegis lagu sameeyn. Maantay ayeey aheeyd markii ay duntay Warta Siigaale #Muqdisho oo dhawaan xariga laga jaray.
Watch for the same tactics being used by #HSM. Some breaking news about oil. His term ended with some breaking news everytime things got hot for him. It’s getting boring and tiring. #somalia #muqdisho
This is a minister in #somalia’s #HSM administration. What an embarrassment. He is acting fan boyish in a Diplomatic forum. #muqdisho
على هامش منتدى أنطاليا الدبلوماسي، تشرفتُ بالسلام على صاحب السمو الشيخ تميم بن حمد آل ثاني، أمير دولة قطر، حفظه الله. وتُعدّ دولة قطر الشقيقة شريكًا محوريًا في دعم جهود الدولة الصومالية لتعزيز قدرات مؤسساتها السيادية والتنموية، كما نثمّن عاليًا موقفها الثابت وقيادتها الحكيمة
Fourth world Somalian 🇸🇴 The biggest threat is Al-Shabaab, an extremist group linked to Al-Qaeda. They aim to overthrow the Somalian government. #Somalian #somalia #Muqdisho
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa #Muqdisho ka daahfurtay shirka 7-aad ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta iyo maalgashiga kalluumeysiga dalka. #Somalia
Kororka dhaqdhaqaaqa wuxuu muujinayaa horumar ku yimid safarka iyo ganacsiga, sidoo kale wuxuu xaqiijinayaa muhiimadda garoonka #Muqdisho ee isku xirka #Soomaaliya iyo caalamka
Aden Adde International Airport Mogadsho Somalia 🇸🇴 is busier than ever ✈️
Khabiir @mrubin1971 oo faalleeya siyaasadda iyo Ammaanka, ayaa warbixin uu ku qoray warsidaha #Washington Examiner, ku sheegay in madaxweyne Recep Tayyip #Erdoğan oo adeegsanaya dawladda #Muqdisho uu doonayo inuu meesha ka saaro masaalixda siyaasaddeed iyo dhaqaale ee
Qorrax dhaca caasimaddeena wuxuu muujinayaa rajo, koboc iyo nolol cusub. Waddooyin mashquul ah, dhismooyin dhaadheer iyo iftiin bilicsan — tani waa Muqdisho maanta. 🇸🇴✨ #Mogadishu #Muqdisho #Somalia #CityLife
Turkey has exploited Somalia’s institutional weakness, assuming control over key national assets from airports to seaports and the coastline. It is therefore ironic to hear lectures on sovereignty from a government that outsourced it. #Africa #News #Muqdisho
Xukuumadda Jamhuuriyadda #Somaliland, ayaa cambaaraysay dawladda #Muqdisho ee aan ciddi dooran oo sheegatay dimuqraaddiyadda iyo doorashooyinka xorta ah ee 13ka bishan ka qabsoomaya dalka. Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland oo ay soo turjuntay
#ADDIS_ABABA: Sheekh Aadan Madoobe ka dib maalmo uu ku sugnaa hoteel ku yaalla Addis Ababa wuxuu dib ugu laabtay #Muqdisho, lamana shaacin bixiddiisa iyo soo noqoshadiisa midna. Inkastoo Xasan Sheekh uu diray uuna u haystay in ballan uu ku arki karo RW Abiy Axmed ay u taallay,
Dowladda Federaalka #Soomaaliya ayaa sheegtay inay wali fidsan tahay Gogoshii wada-hadalka Magaalada #Muqdisho, iyada wafuudii ka socotay #Jubaland iyo #Puntland , oo hawada laga celiyay 1-dii February, ku tilmaantay inay ahayd nasiib daro dhacday.
IS BEDDEL WEYN OO LAGA DAREEMAY AAGGA GAROONKA #MUQDISHO IYO NOLOSHA DADKA OO SOO LAABATAY Ganacsatada maqaayadaha, hoteellada, timo jarayaasha, gaadiidleyda iyo xitaa dadka shaxaadka/tuugsiga ku nool ee Muqdisho ayaa si weyn ugu duceynaaya Madaxweyne @HESaidADeni iyo
#Muqdisho ayay iman Waxay Isla markiiba la kulmi Doonaan Safiirka Turkey ee Muqdisho Fadhiya Waxay u sheegi doonaan in Turkey Xisaabtu ka qaldamin ogaado In MW Xasan yahay nin Termkisi dhammaad yahay kana galgalanaaya inuu doorasho Qabto sidaa daraadeed aan Turkey gabaad siin.
Isagoo ku sugan #Muqdisho, Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa @AUSSOM_, Danjire El Hadji Ibrahima Diene ayaa maanta Dawladda Federaalka Soomaaliya (#DFS) ku ammaanay daahfurka Guddiga Difaaca oo hoos imaanaya hoggaanka Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallim
Danjire El Hadji Ibrahima Diene ayaa Maanta magaalada #Muqdisho ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, oo ay wehliso Madaxa Waaxda Siyaasadda ee @EU_in_Somalia, Marwo Karin Gatt-Rutter. Wadahadallada waxa diiradda lagu saaray xoojinta
Dhismaha waddadaan cusub waa mid ka mid ah tallaabooyinka lagu hormarinayo bilicada iyo dhismaha guud ee caasimadda. Waana waddada isku xirta Madiina State iyo Mumtaz State ee Degmada Daarusalaam. #Buruuj #Daarusalaam #Muqdisho #Somalia Bahdo_online
DHACDOOYINKII MAANTA #JUBALAND KA QABSADAY GUDAHA GAROONKA #MUQDISHO Xilli ay maanta Garoonka Diyaaradaha #Muqdisho ka degayeen wafdiga #Jubaland ee Madaxweyne Axmed Madoobe, waxaa ka dhacay dhowr dhacdo oo kooxda Xasan iyo Xamse ay doonayeen inay ku carqaladeeyaan imaanshaha
Hogaamiyaha maamulka #Waqooyi Bari #Firdhie , oo intii muddo ahayd ku sugnaa Magaalada #Muqdisho ayaa lagu arkay isagoo dhex jooga dalka #Kenya ee Magaalada #Nairobi. Hogaamiye #Firdhiye oo ku guuldaystay in Madaxweyne #Xasan Sheekh iyo Xukuumaddiisa uu keeno Magaalada
Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka ayaa sheegay inuu bilaabay baritaano ku saabsan Muwaadiniin #Soomaaliyeed oo cabasho ka gudbiyay ku tagrifal awoodeed oo ay kala kulmeen maareeyaha shirkada diyaaradaha #Turkish airline ee Magaalada #Muqdisho.
Waraysal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka #Soomaaliya #Salah Jama, oo hoyigiisa Magaaalda #Muqdisho ku booqday Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni.
#AUSSOM iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed @SoPoliceForce (SPF) ayaa maanta daah fureen aqoon-is-weydaarsi shan maalmood ah oo ku saabsan Booliseynta Bulshada oo lagu qabtay #Muqdisho oo ay kasoo qeyb galeen 50 qof, oo ay ku jiraan saraakiisha booliiska Soomaaliyeed iyo
#Garoowe Maxaa Reer #Muqdisho Qudha loo maagaa Hadii #Garoowe Sidan ka jirto.⁉️ Waxaa ka Dhacday unukaa leh #Garoowe ee Orod #Sool Aad.‼️ @FatimaIAden @Salman_afgub @DifaacaSomalia @DekBinanle @EngNaaji @AliA68068 @Hilowle89506635
Something went wrong.
Something went wrong.
United States Trends
- 1. Virginia N/A
- 2. SPLC N/A
- 3. Texas N/A
- 4. Wemby N/A
- 5. Scoot Henderson N/A
- 6. Devin Williams N/A
- 7. Marcus Smart N/A
- 8. Pizza Hut N/A
- 9. Celtics N/A
- 10. #WWENXT N/A
- 11. Fairfax N/A
- 12. #DaredevilBornAgain N/A
- 13. Blazers N/A
- 14. VJ Edgecombe N/A
- 15. #GoBolts N/A
- 16. #bucciovertimechallenge N/A
- 17. Josh Allen N/A
- 18. Tyrese Maxey N/A
- 19. Sixers N/A
- 20. Bruins N/A