#posthipc résultats de recherche
H.E. Hamza Abdi Barre, the Prime Minister of Somalia, has lauded the Somalia Development Forum as timely and important. The PM’s speech will conclude the forum. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Bankiyada maalgalintooda waxa ay galiyaan Ganacsiga, waxaana soo labeeya dhismaha guryaha." —Aadan Rooble, Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo Dhiska Soomaaliya #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Dhaqaalaha ka yimaada Beesha Caalamka 70% waxa uu ku baxaa Bini'aadannimo, lama galin karo horumarinta." —Cabdixakiin Caynte, Agaasimaha Adkaysiga Cimilada iyo Sugnaanta Cuntada, Xafiiska Raysalwasaaraha #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Maanta, caasimadda Muqdisho waxay martigelisay madasha Horumarinta Soomaaliya, oo sanadkaan looga hadlay; kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya ee dayncafinta kaddib, waxaa wada jir u qabtay Machadka Heritage iyo Jaamacadda City. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Tirakoob la sameeyey 2019-kii, waxa uu caddeenaya in heerka faqriga uu gaaray 69%, halka uu hadda yahay heerka Faqriga 54%." —Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Attending the 1st day of Somali Development Forum by The Heritage Institute for Policy Studies. This year’s forum will focus on revitalizing Somalia’s economy in the post-debt relief. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Maxamed Muxudin Cali ayaa jeediyey daraasad ku saabsan; U kuurgalidda Istaraatiijiyadaha lagu Xallin karo Barakacayaasha Gudaha ee Muqdisho si looga falceliyo cunto yaraanta #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Qorshaha Qaranka ee shanta sanno ee soo socota waxaa ka mid ah la dagaalanka Saboolnimada." Cabdixakiin Caynte, Agaasimaha Adkaysiga Cimilada iyo Sugnaanta Cuntada, Xafiiska Raysalwasaaraha #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim: "Tirakoob la sameeyey 2019, ayaa caddaynaya in heerka faqriga Soomaaliya uu gaaray 69%, halka uu hadda ka yahay 54%." #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Qorshaha Qaranka ee shanta sanno ee soo socota waxaa ka mid ah la dagaalanka Saboolnimada." Cabdixakiin Caynte, Agaasimaha Adkaysiga Cimilada iyo Sugnaanta Cuntada, Xafiiska Raysalwasaaraha #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Waxaa wanaagsan in Dekadaha Kismaayo, Muqdisho, iyo Boosaaso ay israacaan oo daqligooda halmeel lagu aruuriyo, si ay u seeyaan dhaqaale." —Dr. Maxaamuud Culusow, waxa uu guddoomiye ka soo noqday Bangiga Dhexe ee Soomaaliya #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Dalka dhibaatada ugu badan ee na haysata waa Biyaha oo mar maqan iyo Biyaha oo mar na dilaya." —Maxamuud Macallin, Guddoomiyaha Hay'adda SODMA #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Muuqaal kooban: Machadka Heritage iyo Jaamacadda City, ayaa casho sharaf u sameeyey martida ka soo qeyb gashay shirka Madasha Horumarinta Soomaaliya, kaas oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Marwo Khadiija Al-Makhzuumi, ayaa tidhi: "Waxaan Machadka Heritage ka rajaynayaa in u soo saaro cilmibaarisyo dalka wax u tar u leh, gaar ahaan isbeddelka Cimilada" #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Soomaaliya waxa ay heysataa fursad ay Barriga dhexe, Khaliijka illaa Iiraan ay marti u yihiin Xoolaha Soomaaliya, waana fursad wanaagsan." —Raysalwasaaraha Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Waxaa fursad wanaagsan ii ahayd ka qaybgalka Madasha Horumarka Soomaaliya ee ay soo agaasimeen Heritage iyo Jaamacadda City. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHIPC #HeritageForum @CU_mogadishu
H.E. Hamza Abdi Barre, the Prime Minister of Somalia, has lauded the Somalia Development Forum as timely and important. The PM’s speech will conclude the forum. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Bankiyada maalgalintooda waxa ay galiyaan Ganacsiga, waxaana soo labeeya dhismaha guryaha." —Aadan Rooble, Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo Dhiska Soomaaliya #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Dhallinyara kasta suurgal mahan in ay xafiis dowladeed ay shaqo kal helaan. Dhallinyarada waa in ay horumariyaan naftood oo ay bartaan Xirfadaha si shaqo la'aanto u yaraato. –Maxamed Cabdullaahi Axmed, Cilmibaare. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Attending the 1st day of Somali Development Forum by The Heritage Institute for Policy Studies. This year’s forum will focus on revitalizing Somalia’s economy in the post-debt relief. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Dhaqaalaha ka yimaada Beesha Caalamka 70% waxa uu ku baxaa Bini'aadannimo, lama galin karo horumarinta." —Cabdixakiin Caynte, Agaasimaha Adkaysiga Cimilada iyo Sugnaanta Cuntada, Xafiiska Raysalwasaaraha #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Maxamed Muxudin Cali ayaa jeediyey daraasad ku saabsan; U kuurgalidda Istaraatiijiyadaha lagu Xallin karo Barakacayaasha Gudaha ee Muqdisho si looga falceliyo cunto yaraanta #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Qorshaha Qaranka ee shanta sanno ee soo socota waxaa ka mid ah la dagaalanka Saboolnimada." Cabdixakiin Caynte, Agaasimaha Adkaysiga Cimilada iyo Sugnaanta Cuntada, Xafiiska Raysalwasaaraha #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Qorshaha Qaranka ee shanta sanno ee soo socota waxaa ka mid ah la dagaalanka Saboolnimada." Cabdixakiin Caynte, Agaasimaha Adkaysiga Cimilada iyo Sugnaanta Cuntada, Xafiiska Raysalwasaaraha #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Tirakoob la sameeyey 2019-kii, waxa uu caddeenaya in heerka faqriga uu gaaray 69%, halka uu hadda yahay heerka Faqriga 54%." —Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Somalia’s primary export is livestock, and Saudi Arabia is a major market for it. The Ministry of Commerce needs to find new markets."— H.E Salah Jama, Deputy Prime Minister of Somalia #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Maanta, caasimadda Muqdisho waxay martigelisay madasha Horumarinta Soomaaliya, oo sanadkaan looga hadlay; kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya ee dayncafinta kaddib, waxaa wada jir u qabtay Machadka Heritage iyo Jaamacadda City. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Twenty research papers will be presented, with the aim of facilitating discussions among economic experts, so that their insights can be conveyed to the country's decision-makers." —Mursal Saney, Executive Director, Heritage Institute #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc…
How Somalia's Economy Collapsed Before the State Did - A Closer Look at the Shilling's Freefall. Threads - 6 @HIPSINSTITUTE #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Green Somalia aims to plant more than 10,000 trees in the country." — H.E. Khadija Al-Makhzumi, Minister of Environment and Climate Change, FGS #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Maalinta 2-aad iyo Madasha Horumarinta Soomaaliya, oo sanadkaan looga hadlaya, kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya ee dayncafinta kaddib, waxaa wada jir u qabanaya Machadka Heritage iyo Jaamacadda City. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Wasaaradda Waxbarashada waa in ay sahashaa ama fududeysaa waxbarashada dadaka barakacayaalka ah."— Dr Sahmsudiin Abiikar oo ah Cilmibaare. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
"Dhaqaalaha waa halbowle, in uu Macahadka heritage na dooddiisa furana waan bogaadinaayaa." —Dr Xasan Aadan Hoosoow, la talilayaha maxadwynaha ee arrimaha Dhaqaalaha. #SDF2024 #SomaliaDevelopment #PostHipc #HeritageForum
Something went wrong.
Something went wrong.
United States Trends
- 1. Penn State 20.3K posts
- 2. Paul Dano 1,978 posts
- 3. #twitchrecap 13.7K posts
- 4. #TADCFriend 1,941 posts
- 5. #CFPRankings N/A
- 6. Tarantino 9,154 posts
- 7. Miami 82.6K posts
- 8. Pat Kraft 2,405 posts
- 9. Zion 10.4K posts
- 10. Bernie 25K posts
- 11. Slay 20.6K posts
- 12. Romero 24.5K posts
- 13. Somali 174K posts
- 14. Cody Ponce 2,188 posts
- 15. #LightningStrikes N/A
- 16. #GivingTuesday 33.1K posts
- 17. Minneapolis 55K posts
- 18. Franklin 69.7K posts
- 19. Sabrina Carpenter 46.5K posts
- 20. Seguin N/A