CumarCaliCumar3's profile picture. Ardey jacel waxbarashada

Omar Ali

@CumarCaliCumar3

Ardey jacel waxbarashada

Dit vind je misschien leuk

Kuwo Taageeray Yahuuda hadana xil wasiirnnimo ka haayaa ka warama Xukuumadii dhameed waa sidii horay u sheegay Abwaan Hadraawi " Mooralkaana laga dilay Danabyadii u kici laa, Markii geela loo diray Ninkii maqasha daayacay." Abwaan Hadraawi

Xukuumadda DanQaran, oo ka duulaysa mas’uuliyadda dastuuriga ah ee saaran, waxa ay mudnaan gaar ah siisay adkaynta midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo qaadday tallaabooyin siyaasadeed, sharci iyo diblomaasiyadeed oo lagu ilaalinayo wadajirka dhuleed iyo…

SomaliPM's tweet image. Xukuumadda DanQaran, oo ka duulaysa mas’uuliyadda dastuuriga ah ee saaran, waxa ay mudnaan gaar ah siisay adkaynta midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo qaadday tallaabooyin siyaasadeed, sharci iyo diblomaasiyadeed oo lagu ilaalinayo wadajirka dhuleed iyo…

Waa in loo kala baxaa Wadaniyiin Iyo kuwo Yahuuda raaca.

Siyaasad Muufo Cunow Maaha, Malaay duboow maaha.

" Mooralkaana laga dilay Danabyadii u kici laa, Markii geela loo diray Ninkii maqasha daayacay." Abwaan Hadraawi

Doonista midnimo qaran waa in xukuumadan ay aragti wadaag dhexdeeda ah ka horreysiisaa! Sidee u dhacaan doodaha shirka golaha wasiirrada ee arrimaha masiiriga ah? Sideese wasiirradan iyo saraakiishan dawladeed aragtiyo qaran uga mira-dhalin karaan? Way ku filantahay waxa baraha…

"Markay ciil dellegantee Todobaatan dayrood Dedan iyo si daalacan Nafta damac u gelisee Baryadii ka daashaa Rabbi deeqsi weeye Ducadeedi ka aqbalay" AUN:Abwaan Hadraawi

Waa lagu digtaa ruux hadduu kuu darnaan jiraye, Bal dayaay wadadkii wakaa sii dabeyshadaye. 👇 Abwaan Cali Aadan Gorayo (Cali-Dhuux) AHUN

Wuxu yidhi " degmayada waxa jira Duleedow Habar doobir kululoo Dhererkana Dijaal la' eg Dadabkiyo balladhkana Dhirta daray ka xoog weyn Dhakadana il dooftoon Dawo karin ku leedahay Mar inay wax dihato Ubad daaddahaysay Si kastaba u doontoo" Hadraawi

Waa lagu digtaa ruux hadduu kuu darnaan jiraye, Bal dayaay wadadkii wakaa sii dabeyshadaye. 👇 Abwaan Cali Aadan Gorayo (Cali-Dhuux) AHUN

Omar Ali heeft deze post opnieuw geplaatst

Waa lagu digtaa ruux hadduu kuu darnaan jiraye, Bal dayaay wadadkii wakaa sii dabeyshadaye. 👇 Abwaan Cali Aadan Gorayo (Cali-Dhuux) AHUN

" Ciyowgaa alwanaayiyo Tukahaa uuda hayaana Way is calool ogyihiinoo Qaasinow abti hee dheh Galow aamusi waayey Haddii aan wax aqaano" Abwaan Gaariye

Members of #parliament and politicians originating from #Somaliland, led by Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama and the Chief Justice Bashe Ahmed Yusuf, have spoken about issues concerning Somaliland and Somalia, accusing the Federal Government of Somalia of reneging…

Hassangallaydh's tweet image. Members of #parliament and politicians originating from #Somaliland, led by Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama and the Chief Justice Bashe Ahmed Yusuf, have spoken about issues concerning Somaliland and Somalia, accusing the Federal Government of Somalia of reneging…

" Ninka Deyrta maanta ah U darraystay madaxnimo Uba diidi maynnee, Horta mee dadkii iyo dalkii uu xukumi laa?" AUN:Abwaan Gaariye

لقد أنشأ القادة الفيدراليون للحكومة الحالية نظامًا انتخابيًا يسيطرون على قوانينه ولجانه ومعداته وموظفيه وتمويله، ويعرفون نتائجه مسبقًا، مما يشكل بلا شك تهديدًا خطيرًا لسيادة القانون والحكومة المعترف بها في البلاد.

" Ninka Deyrta maanta ah U darraystay madaxnimo Uba diidi maynnee, Horta mee dadkii iyo dalkii uu xukumi laa?" Abwaan Gaariye

#UPDATE: Somali President to Address Public Ahead of Mogadishu Local Elections #Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud is expected to address the public ahead of Thursday’s local elections in #Mogadishu, outlining their importance and the government’s preparations. The…

MowliidHaji's tweet image. #UPDATE: Somali President to Address Public Ahead of Mogadishu Local Elections

#Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud is expected to address the public ahead of Thursday’s local elections in #Mogadishu, outlining their importance and the government’s preparations.

The…

" Ninka Deyrta maanta ah U darraystay madaxnimo Uba diidi maynnee, Horta mee dadkii iyo dalkii uu xukumi laa?" AUN:Abwaan Gaariye

Si aad u fahamto baaxadda boobka doorasho ku sheegga Xamar ka dhaceysa Khamiista, fadlan akhri warsaxaafadeedkan👇🏾

" Ninka Deyrta maanta ah U darraystay madaxnimo Uba diidi maynnee, Horta mee dadkii iyo dalkii uu xukumi laa?" Abwaan Gaariye

MUQDISHO: Dadweynaha ayaa 50 sanno ka dib dooranaya golaha deegaanka, waa doorasho xidhan oo loo codaynayo urur-siyaasadeedyo gaadhaya 20, kuwaa oo sharraxay ilaa 1600 oo musharrax oo ku tartamaya 390 kursi oo yaal 16 degmo. #Somalia

MohamedSelh's tweet image. MUQDISHO: Dadweynaha ayaa 50 sanno ka dib dooranaya golaha deegaanka, waa doorasho xidhan oo loo codaynayo urur-siyaasadeedyo gaadhaya 20, kuwaa oo sharraxay ilaa 1600 oo musharrax oo ku tartamaya 390 kursi oo yaal 16 degmo. #Somalia

" Ninka Deyrta maanta ah U darraystay madaxnimo Uba diidi maynnee, Horta mee dadkii iyo dalkii uu xukumi laa?" AUN: Abwaan Gaariye

" Ninka Deyrta maanta ah U darraystay madaxnimo Uba diidi maynnee, Horta mee dadkii iyo dalkii uu xukumi laa?" AUN: Abwaan Gaariye

The same people who yesterday rejected the one-person, one-vote election and took up arms are now trying to lie to the nation about holding a non-existent election so that they can keep their seats, but their attempts are futile.

Where did this lunatic, illiterate moryaan disappear to after months of whining on social media? 😂😂😂😂

IbrahimAbdi20's tweet image. Where did this lunatic, illiterate moryaan disappear to after months of whining on social media? 😂😂😂😂

Omar Ali heeft deze post opnieuw geplaatst

Where did this lunatic, illiterate moryaan disappear to after months of whining on social media? 😂😂😂😂

IbrahimAbdi20's tweet image. Where did this lunatic, illiterate moryaan disappear to after months of whining on social media? 😂😂😂😂

Madaxweyne Hassan Shiiq waxaan rajeynayaa in uu miirka u soo laabto, 21 sano ayaa Siyaad Barre Dalkaan xoog ku heystay iyo doorasho mala awaal ah wuu qaban jiray ugu dambeyn wuu cararay, madaxwayne dalkaan Qof inta iska fikiro ma oran karo iskama xariiqankaro sharci doorasho.

Kulanka wada xaajoodka ee Madaxweyne HSM iyo Madaxda Ururadda Siyaasadda ee isdiiwaangashay !!! Ninkii ka rajo qabow ku quuso.

Abdi_MAbdinur's tweet image. Kulanka wada xaajoodka ee  Madaxweyne HSM iyo Madaxda Ururadda Siyaasadda ee isdiiwaangashay !!! Ninkii ka rajo qabow ku quuso.

Xukun la boobo iyo Doorasho musuq ku saleysan dal laguma Hoggaaminkaro waqtiga xukunka haba dheerado lakiin mar uun waa la soo afjaraa, dalkeena wuxuu u baahanyahay in sharcigii la qortay lagu dhaqmo lagana gudbo nidaamka qabiileysan ee dowladnimada la haray.

"Dawlo laguma dhiso qabiil, waxaa lagu dhisaa MUWAADINNIMO, laguma dhiso ANAA IRI ee waxaa lagu dhisaa QAANUUN heshiis lagu yahay." @DrBaadiyow

Ka shaqeyso markii xaalada xumaato tartiibtaada naftaada la baxso ileyn carruur kaama joogtee taada uun la baxso. Marka kuwaasi baa ku leh Danta guud ayaan ka shaqeynaynaa. Dal dadkiis ayaa dhiso.

#Somalia: Raysal wasaarihii dalka, in ka badan 20 wasiir, in ka badan 100 xildhihaan & mas'uuliyiin kale oo ay xataa ku jiraan shaqaalaha ugu hoseeya ee Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada iyo ganacsatada waa weyn ayaa ku ciiday Nairobi, Qaahira ilaa Istanbul, halkaasi oo ay…

MohamedSelh's tweet image. #Somalia: Raysal wasaarihii dalka, in ka badan 20 wasiir, in ka badan 100 xildhihaan & mas'uuliyiin kale oo ay xataa ku jiraan shaqaalaha ugu hoseeya ee Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada iyo ganacsatada waa weyn ayaa ku ciiday Nairobi, Qaahira ilaa Istanbul, halkaasi oo ay…

Omar Ali heeft deze post opnieuw geplaatst

Shacabkeenu 65 sano ka hor ayuu xoriyad soo qaatey, baryana kuma soo qaadan, maanta ma ogolaanaayo mar kale iney daawadaan Indheer garadkooda oo loo meerinaayo. Doorasho qof iyo qod waa xoriyadda inta ka dhiman.

Loading...

Something went wrong.

Something went wrong.